DHEGAYSO: Waraysi ku saabsan weerarkii Leego oo lala yeeshay mas'uul Al-Shabaab ah.

Wednesday October 28, 2026 - 19:46:42
MeMO Staff
Guddoomiyaha kooxda Al-Shabaab u qaabilsan gobolka Shabeellaha hoose, Sheekh CabdiSamad Abuu CabdiRaxmaan, ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii khasaaraha badan geystay ee Isniintii ka dhacay duleedka deggaanka Leego.
FG: WARARKA DEG-DEGGA AH KALA SOCO: TELEGRAM, FACEBOOK, X/TWITTER, SUBSTACK, SIGNAL & CHIRPWIRE.

Related Items

Update cookies preferences